Home Wararka Maanta Dagaal Markale Saakay Ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo laylkase

Dagaal Markale Saakay Ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo laylkase

0

Dagaal ayaa Saakay Markale Goordhow Ka Dhex Qarxay Beelaha Sacad iyo Laylkase Dagaalka Saakay ayaa Yimid Markii Koox Ka Tirsan Laylkase Weerar Gaadmo ah kusoo Qaadeen fariisimaha Ciidamada Beesha Sacad.

Dagaalka Oo Xoogaa Socday ayaa La xaqiijiyay inay Haatan Xaaladu Dagantahay Wadahadalo Maalmihii Danbe U dhaxeeyey Beelaha Sacad iyo Laylkase ayaa Ku dhamaay Guul Daro Kadib Markii Beesha Laylkase Ku adkaysteen Sacadb inuu ka Guuro Saaxo Wanaag Laamiga ay ka maraan Dhinaca Kale.

Beesha Sacad ayaana Ka Biya Diiday arinkaas Waxaana Laga Cabsi Qabaa in Markale Dagaalo Lagu Hoobtay ayka Dhacaan Aaaga Jiciboor Kaas oo Bishii lasoo Dhaafay Dagaal Dad badan ku Geriyoodeen uu Halkaas ka dhacay.

Khasaaraha Dagaalka Saakay ayaa Ku ekaa Dhaawacyo Kala Gaaray Labada Beelood Lamana Soo warin Wali wax Dhimasha Waxaana la xaqiijiyay in Ciidamadii Beesha Laylkase ee weerarka Soo qaaday ay Dib ugu Laabteen Fariisimahooda Kadib Dagaal Difaac ah oo aykala Kulmeen Ciidmaada Beesha Sacad.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleFiqi oo Jawaab Lama Filaan ah Siiyay Saxabadiisii Safka Mucaaradka Kuwada Jiri jireen
Next articleSacuudiga iyo soomaaliya oo Maantay kala saxiixday Heshiis Tariikhi ah