Faahfaafino Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxayso Dagaal deegaanka miyiga ah ee udhexeeyo xeraalle iyo Caabudwaaq ku Dhexmaray Labo Maleeshiyo Beeleed oo kasoo Kala Jeeddo xeraalle iyo Caabudwaaq kaas oo uu ka dhashey Qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo Kala Gaaray Dhinacyada Dirirtu ku dhexmartay deegaanka Laandheere ee Gobalka Galgaduud.
Dhimashada in ka Badan 8 ruux oo labada dhinac ah iyo dhaawaca Dhowr iyo Toban kale ayaa lasoo Wariyey Dagaal Beeleedkan Oo Salaadii Subax ee Saaka Bilowday kaas oo Hada wali Ka Socdo deegaankii uu ka Dhacay Subixii Hore.
Dagaalada udhaxeeyo maleeshiyo Beeleedyada Ka dhaco Galmudug ayaa inta Badan ka Dhasha Dilal La Xariiro dakanaysi Dad Horey la iskaga Dilay Deegaamayn iyo dhul Daaqsimeed aan xal Laga gaaray.
Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar
Ciidamada Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay