Home Wararka Maanta Dagaal Ka dhacay Magaalada Matabaan ee Galmudug

Dagaal Ka dhacay Magaalada Matabaan ee Galmudug

0

Is rasaaseyn xooggan oo u dhaxeysa ciidamo ka tirsan Booliiska iyo Maleeshiyo beeleed hubeysan, ayaa goordhaw ka dhacday Degmada Matabaan, dhaawaca sedax qof ayaa lasoo wariyay.

Maleeshiyaadka soo weerarey Booliiska ayaa ka gadoodsan tabasho ay ka qabaan maamulka Degmada, iyagoo wali ku sugan meelo muhiim ah oo magaalada kamid ah, wali xiisad ayaa taagan.

Dhowrmar ayay magaalada Matabaan kusoo laabtay Wali wax Xal ah lagama Gaarin Dagaaladaan kusoo laablaabtay Magaalada Matabaan.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Ragii Alshabaab ka Difaacay Ceel Cali axmed balan qaad cajiib ah usamaysay
Next articleMadaxii kooxda Daacish ee haystay Tuurmasaale oo la Dilay