Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Faraha Laisaga Gubtay oo Ilaa Haatan kasocda Degaanka Masaajidka Cali Gaduud

Dagaal Faraha Laisaga Gubtay oo Ilaa Haatan kasocda Degaanka Masaajidka Cali Gaduud

0

Masjid Cali Gaduud dagaalkii ka socday waa daba dheeraaday.

Dhawr jeer ayaa laysu laabtay sida aan warka ku helnay.

Dhinaca Dawladda waxay sheegatay guul wayn oo aan la qiyaasi karin, waxaana jira maxaabiis iyo gaadiid ay ciidamadu furteen.

Masjid Cali Gaduud wuxuu AS u ahaa xarun wayn, haddii laga saaro, waxaa culays fuulayaa Aadan Yabaal. Deegaankaan waxaa lugu sheegaa xarunta labaad ee ugu wayn oo AS ay ku leeyihiin Shabeelada Dhexe.

Labada dhinac waxay helayaan gurmad, goobtii dagaalka waxaa la sheegay in ay dawladdu ku sugantahay.

Ciidamada Dawladda ee Masjid Cali Gaduud ka dagaalgalay waxay kasoo ruqaansadeen saaka, deegaan u dhaw oo la yiraahdo Burdacar.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDowladda Qatar oo billowday cutub cusub oo ku saabsan Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikhya
Next articleTurkiga oo badalay go’ankiisa Qaxootiga kaga gudba Giriiga