Home Wararka Maanta Dagaal Culus oo Saakay ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Dagaal Culus oo Saakay ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

0

Dagaal culus oo u dhaxeeya beesha reer biciidyahan iyo Beesha reer mahad oo kadhacay Gaalkacyo.

Maleeshiyaad kasoo jeeda beesha reer mahad ayaa weeraray rag hubaysan oo kasaoo jeed beesha reer biciidyahan.

Dhimashadu waa laba ruux oo reer biciidyahan waxaana dhaawacmay nin reer mahad.

Xiisada Ayaa laga cabsi qabaa inay isku badasho Dagaal sokeeyo oo lagu hoobto.

Ad