Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Culus oo laba Malesho beeleed ku Dhex maraaya Degaano Ka...

Dagaal Culus oo laba Malesho beeleed ku Dhex maraaya Degaano Ka Tirsan Galmudug oo Dhawaan Alshabaab laga Saaray

0

Dagaal ayaa ka dhacay Deegaan lagu Magacaabo Beeya-cad oo u dhexeeya Sina-dhaqo iyo Ceel-lahelay waxaana ku dagaalamaya Laba Maleeshiyo Beeleed Qasaare ayaa jira waxaana dhaawacyo la kala geeyey Guri-ceel iyo Ceel-garas.

Ma jirto wali cid ku baxaday balse Dhinacyada Gadaalamay ayaa wali is hor fadhiya waxaana gaaraya Gurmadyo sida aan Xogta ku helayno.

Labada Maleeshiyo Beeleed ayaa adeegsanayey Hub aad u culus oo laga maqlayey Deegaano fog hadba sida Xaalku noqdo iyo wixii soo kordha halkaan ayaan ku soo gudbin doonaa.

Deegaanadaan ayaa Waxa in Mudo ah Maamulaayay Koxda Alshabaab oo Dhawaan Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Deegaanku Ka sareen.

Manajirin Dagaalo Dhexmaray Labadaan beelood ee Kala Ah Duduble iyo cayr oo Mudo Dheer kala Nastay.

Ad
Previous articleCiidanka XDS oo shacabka Muqdisho ku wargeliyey talaabo ay Maantay qaadi doonaan
Next articleIsraa’iil oo weerarro ku dishay hoggaamiyeyaal Falastiiniyiin ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here