Wararka Naga Soo Gaaraaya Koonfurya Gobalka Mudug ayaa Sheegaaya in Dagaal iyo Duqaymo Culus Oo KasocdaanHawdka Deegaanka Qaycad oo Alshabaab Dib UQabsadeen Dhawaan.
Ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Ayaa Weerar Ku Qaaday Goobo ay Ku sugnaayeen kooxda Alshabaabe Hawdka Deegaanka Qaycad.
Waa Maalinkii Labaad oo Howlgal Culus oo Rogaal celis ah Ay qaadeeen CiidamadaDaraawishta Galmudug iyo Kuwa Xooga Dalka Oo isku Daayaya inay Dib Ula Wareegaan deeganadii ay Kasoo Baxeen Dhawaan ee Bacaadwayne Camaara Caad iyo Shabeeloow.
Qabsashada Dhulkaan Maantay Lagu Dagalamaayo ayaa Dowlada Soomaaliya Horay Ugu Waysay Ciidamo iyo Saraakiil kuwaas oo ku nafwayay Dagaaladii Halkaas ka Dhacay.
Dowlada Ayaana Amar Ku Bixisay in Dib loogu laabto Goobihii ciidamada Dowlada Iyo Kuwa Macawislaydu Soo Baneeyeen Dhawaaan.