Home Wararka Maanta Dagaal Culus oo ka socda Degaanka Qowlaad ee Dhow Baladweyne

Dagaal Culus oo ka socda Degaanka Qowlaad ee Dhow Baladweyne

0

Dagaal culus ayaa ka socdo deegaanka Qowalad oo u dhaxeeya magaalada Beledweyn iyo deegaanka Ceelgaal ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo u dhaxeeya sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere iyo ciidamada dowladda iyo kuwa gobolka Hiiraan oo is garabsanaya ayaa waxaa ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dhawaan ayey aheyd markii uu magaalada dhexdeeda dagaal ku dhex maray sarkaalkan iyo ciidamada maamulka gobolka Hiiraan.

Sarkaalkaan ayaa laga saaray laba Habeen ka jor mahaalada Baladweyne.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay

Duulaan ka Dhacay Duleedka Xudur oo Khasaaro lagu Gaarsiiyay Kooxda Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliska guutada 9-aad ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Abagbeeday oo qiyaas ahaan 20 KM dhanka bari kaga beegan degmada Xudur ee

Xamsa Cabdi Barre oo Shacabka ugu Baaqay in loo Midoobe Dagaalka Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro Kooxda Al shabaab uu tilmaamay in yihiin kuwa kasoo horjeeda nabadda iyo

Xasan Shiikh oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka ah KooxdaAl shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa

Ilhaan Cumar oo ka hadashey Qorshe looga Tarxiilayo Dalka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga iyo ganacsadaha Elon Musk, kaasi oo lagu doonayo in
Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo Ka Hortimid Go,aanki Kasoo Baxay Wasiirka Amniga Soomaaliya ee ku Wajahnaa NISA
Next articleWasiirka Amniga oo u jaawabay Beesha Caalamka oo goordhow Ka Hortimid go,aankii uu NISA uga Saarayay Garoonka Muqdisho