Home Wararka Maanta Dagaal Alshabaab Lix jeer ay soo qaadeen oo ka dhacay Ceel cali...

Dagaal Alshabaab Lix jeer ay soo qaadeen oo ka dhacay Ceel cali axmed

0

kooxda Alshabab ayaa Saakay Dagaal aad u culus oo aan waxba laiskula reeban kusoo qaaday deegaanka Ceel cali axmed Alshabaab ayaa Shalay uun laga saaray Deegaanka Ceel Cali axmed oo Shalay Dowlada soomaaliya La wareegtay kadib Markii dhawaan alshabaab Qabsadeen.

Kooxda alshabaab ayaa Lix jeer oo isku xigta Soo qaaday dagaal laisku riiqmay oo dhimasho iyo dhaawac badan dhaliyay Dagaalkaan ayaa la sheegay in kooxda alshabaab usuurta gali waysay inay qabsadaan deegaanka ceel ccali axmed.

Ciidamada Nisa oo ka shanaaya kuwa kasoo gurmaday Galmudug ayaa Shalay la wareegay amniga Deegaanka Ceel cali axmed Dagaalka maantay ayaana ahaa mid aad uqaraar oo Ciidamada NISA iyo kuwa Galmudug diideen inay alshaab si fudud  kula wareegaan deegaankaan oo muhiim u ah Difaaca Degmada aadan yabaal.

Waa dagaalkii labaad ee maantay kaliya alshabaab ku qaadaan Gobalka shabeelada Dhexe waxay sidoo kale weerareen degaan lagu magacaabo boos hareeri kaas oo dagaal ka dhacay kadib alshabaab dib loogu celiyay halkii ay ka yimaadeen deegaanka boos hareeri ayaa asna hoostaga degmada aadan yabaal.

dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa inay goordhow war kasoo saarto Dagaaladaan maantay ka dhacay Gobaka Shabeelada Dhxe waxaa xusid mudan in Taliye odawaa shuute iyo Taliyaha Ciidamada Lugta Dhamaan ay ku suganyihiin Furimaha Dagaalka Gobalka shabeelada dhexe ayna doonayaan in ay Aslhabaab Dib uceliyaan.

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleTaliye iyo ciidadamadiisa oo kasoo baxsaday Furimaha Dagaalka oo xabsi la dhigay
Next articleMa dhabaa in Daacishta ka dagaalamaysa Puntland laga hagaayay hargaysa?