Home Wararka Caalamka Dadka Madowga ee Sweden ku nool oo la Kulma Naceyb

Dadka Madowga ee Sweden ku nool oo la Kulma Naceyb

0

Sida ay soo bandhigtay Hay’ada BrĂ¥ ee Dalka Sweden, Dadka Madowga ah ayaa ah Dad la kulma Naceybka Dadka kale.

Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay baaritaan ay sameysay Hay’ada oo ka kooban dhoor qeybood.

Dadka Madowga ee la kulma Naceybka ayaa siyaabo kala duwan gaar ahaan Hanjabaado iyo dood lala galo Qofkaasi.

Dhaliyada ayaana ugu badan dadkaasi la kulma Falalka Naceybka ah.

” Dadka badankooda ayaa dareemaya Cabsi xoogan iyo in ay mudo dheer falkan ku jiraan ” Sida ay sheegay Wallin oo ka tirsan BrĂ¥.

BrĂ¥ ayaa ah hay’ad ka shaqeysa tirakoobka Dambiyada

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAxmed Rashiid: Askariga Dharcadka Caan ka Ahaa Islii oo loo haysto dad uu laayey Maxkamadna Lasoo Taagay
Next articleImaaraadka Carabta oo soo saaray amar cusub oo lagu Caawinaayo Soomaaliya(Xog)