Cali Yare Cali oo kamid ahaa xubno loo diiday Safar uu ku tagi lahaa Caasimada Dhuusomareeb ayaa ugu danbeyn loosoo bandhigay.
Ciidanka Nisa ee dhar cadka ayaa la arkayay iyagoo celinaya Cali Yare Cali oo aad u rafaadsan marka la eego xaalada ka muuqato.
Siyaasiga oo aad uga soo horjeeda Siyaasiyiinta Galmudug ee kula heynta ah isla markana taageersanaa Dowlada iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa hada isaga xaalada dib ugu soo laabatay.
Muuqaalka oo ah Qeyb yar ayaa lagu arkayaa Cali yare oo la xarbinaya inuu ka dhoofo garoonka halkaasi oo ugu danbeyn laga diiday.
Ad