Home Wararka Maanta Daacishtii ku Sugnayd Buuraha Puntland oo la Duqeeyey

Daacishtii ku Sugnayd Buuraha Puntland oo la Duqeeyey

0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in duqeyn xalay ka dhacday deegaanka Miraale ee gobolka Bari lagu dilay ilaa 25 dagaalame oo ka tirsan Daacish.

Warka Puntland ay baahisay ayay ku sheegtay in duqeynta ay fulisay dowladda Imaaraadka Carabta, oo gacan ka helaysay “howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland”.

Goobta duqeyntu ka dhacday ayaa maamulka Puntland waxaa uu ku sheegay “talis” ay isku aruursanayeen kooxdu.

Dhanka kale, ciidamada Puntland ayaa howlgallo ka sameeyay deegaannada Kalriyaad, Saax iyo Madaah ee Gobolka Bari oo ay ku yaallaan saddex Ceel-Biyood oo muhim u ah deegaannadaasi. Waxaana ciidamadu burburiyeen sida wararkus heegayaan xaruumo ay halkaa ku lahaayeen Daacish.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleWaa imisa Tirada Alshabaab Shalay looga Dilay Dagaaladii Ka Dhacay Hirshabeele?
Next articleMaxay ahayd Sababta Dowlada Soomaaliya Ku qasabtay inay ogolaato in Ciidamada Itoobiya Sii Joogaan?