Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta XFS Ambassador Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa sheegay arrin ay kasoo horjeedan Itoobiyaanka.
Danjire Geelle ayaa sheegay in Itoobiya ay kasoo horjeedo, isla markaana ay dhib ku tahay in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.
âItoobiya waxay kasoo horjeedaa oo dhib ku ah in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh, waana midda ay ka jiifan laâdahay,â ayuu yiri wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Amb. Daahir Maxamuud Geelle.
Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
NISA oo faah faahin ka bixisay duqeymo 24 kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay Shabeelooyinka
War ay soo saartay Hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidamada Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Ciidamada Xoogga dalka ay
Dowladaha Itoobiya iyo Israaâiil oo iska Caawinaya la dagaalanka Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta
Dowladda Israaâiil ayaa Itoobiya ka codsatay inay iskaashi ka sameeyaan la dagaalanka argagixisada Bariga Dhexe iyo Afrika, iyagoo argagixisada ku tilmaamay cadow ay wadaagaan labada dal. Shir jaraaâid oo ay
Nin Qof Shacab ah Dilay oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
Booliiska Somaliland ayaa Khamiistii soo qabtay nin lagu eedeynayo inuu qof kale ku dilay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka Booliiska ayaa lagu
Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Ad