Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa taariikhda markii ugu horeysay sanduuqeedii ugu weynaa ee dhaqalaha u furtay Somaliland kaddib dedaalada xukuumadda Madaxweyne Cirro.
Mashaariicdii ugu badnayd ee dawladaasi maalgelinayso ayuuna Madaxweynuhu soo saxeexay. Talaabadan waa mid ka duwan hab dhaqanka Madaxda Soomaalida ee shandadaha lacagta ah kasoo qaata carabta balse aan fursadahooda ku bedelan wax dan u ah bulshada.
Sawirku waa kulan Abu-dubai ku dhex maray Madaxweyne Cirro & Madaxa sanduuqa horumarinta ee Dawladda Isutaga Imaaraadka Carabta.
Ad