Home Wararka Maanta Ciidanka XDS oo shacabka Muqdisho ku wargeliyey talaabo ay Maantay qaadi...

Ciidanka XDS oo shacabka Muqdisho ku wargeliyey talaabo ay Maantay qaadi doonaan

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray caawa qoraal wargelin ah oo ku socoto shacabka magaalada Muqdisho kaasoo la xiriira dabrid ay sameyn doonaan maaljnta beri ah.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in dabridka ay sameyn doonaan ciidanka ku xareysan xerada Gen. Gordan.

“Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu Hay’adaha amniga iyo Shacabka ogeysiinayaa in berri Ciidanka XDS ay Debrid ku sameyn doonaan dugsiga Tababarka Gen. Gordan ee Muqdisho” ayaa lagu yiri qoraalka.

Xerada Gen. Gordan waxaa ku jira boqolaal askari oo ka mid ah kuwii tababarka ku soo qaatay dalka Eritreya, waxaana gacanta ku haya oo mushaharkooda bixiya dowlada Imaaraadka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad
Previous articlehorjooge Macallin Eyman oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Shaqa joojin lagu Sameeyey
Next articleDagaal Culus oo laba Malesho beeleed ku Dhex maraaya Degaano Ka Tirsan Galmudug oo Dhawaan Alshabaab laga Saaray