Home Wararka Maanta Ciidan ka Wada Tirsan dowlada oo Muqdisho Dagal Ku Dhexmaray

Ciidan ka Wada Tirsan dowlada oo Muqdisho Dagal Ku Dhexmaray

0

Ciidan ka mida Sirdoonka Somalia kuwooda dharacadka iyo Rag ka mida Malatariga Somalia ayaa hadda isku dagaalay inta u dhaxeyso Anceloti & Buundada meel u dhaw baar ha’idhaafin oo ah xaafad ka mida dagmada Waaberi ee gobalka Banaadir .

Waxaa hadda gurmad helay dharcadka u imaaden koox ka mida NISA oo wata baaburta dagaalka kadibna waxay hadda xirteen wadada oo dhan .

Lama oga qasaraha Ka Dhashay Dagaalka oo goordhow Bilowday.

 

Ciidanka dowladda ee iyaga dhaxdooda is dilaayo aya Kusoo aadaaya Xilu Dacish maalintii labaad Uxiranyahay Suuqa Bakaaraha.

 

Ad