Diyaaradaha Milateriga Masar ayaa kadagay Garoonka Muqdisho, waxayna geeyeen Agabyo milateri iyo Saraakiil ciidan, kuwaas oo kusii jeeda Hiiraan.
10kun oo kamid ah Askarta Masar ayaa lageynayaa Soomaaliya, (Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug) iyadoo 5kun ay kamid noqonayaan Ciidanka AUSSOM, halka 5kun ay ahaanayaan kuwa madax banaan, oo taageeraya DFS.
Xalay, duulimaadyo milateri ayaa tagay Muqdisho, kuwaas oo keenay Saanad milateri, waana sii kordhi doonan todobaadkan.
Ad