Ciidamo Faraban oo ku dhow 100 Askari iyo Gadiid Dagaal oo ay Wateen oo ku biiray Ciidamada Dowlada ee Ku sugan Magaalada Raaskanbooni.
Ciidamadaan oo Horay ugu Sugnaa Raaskanbooni kana Tirsanaa Kuwa Jubaland ayaa Ku biiray Ciidamada Haramcad ee Shalay iyo Maantay Laga dajiyay Magaalada Raaskanbooni.
Waa Dhabar jab Xoogan oo Soo gaaray Axmed Madoobe oo Shalay uun Markii Sadexaad Dib Isku Doortay.
Dhanka kale Dowlada Soomaaliya Ayaa Mantay La Wareegtay Garbahareey oo Ka tirsan Gobalka Gedo Dowlada Soomaaliya ayaana Doonaysa Inay Axmed Madoobe Ka Taqalusto Kaas oo khilaaf Xoogan kala Dhexeeyo Dowlada Soomaaliya.
Ad