Home Wararka Maanta Ciidamadii ugu Badnaa Oo gaaray Degmada Caabudwaaq iyo Dagaal laga Cabsi Qabo...

Ciidamadii ugu Badnaa Oo gaaray Degmada Caabudwaaq iyo Dagaal laga Cabsi Qabo inuu Qarxo

0

Ciidankii ugu badnaa ayaa Caawa buux dhaafiyey Degmada Caabudwaaq Ciidamo iskugu jira Danab Gorgor Iyo NISA ayaa gabi ahaan ba lawareegay magalada waxayna baaritaan kuhayaan guri kasta oo kuyaal magalada kaasoo laga raadinayo kubkii galabta lagaladagay baaburta.

Ciidamadaan oo ka kala Baxay Magaalooyinka Dhuusamareeb Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa Doonaaya inay Soo Celiyaan Hubkii Shalay Galab lagala Dagay Gaadiid Ka Yimid Dhankaas iyo Itoobiya.

Hubkaan Ayaa La Xaqiijiyay inuu loo Waday Degmooyinka Ceeldheer iyo Masagawaaa Si Alshabaab logula Dagaalamo.

Dowlada Soomaaliya oo Ka Carootay in NISA Galmudug Xoog looga Qaato Hubkaas ayaa Xalay Gaysay ciidamadii Ugu Badnaa Magaalada Caabudwaaq kuwaas oo laga Yaabo inay Dagaal la Galaan Maleeshiyaadkii uu Hubku Gacantooda Galay.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleYaa Iskalahaa Hubka Faraha Badan ee Dhiiga Badan ku Daatay ee Gacanta U galay Galabtay Beesha Mareexaan?
Next articleAlshabaab oo War yaab leh kasoo saaray Qarax Habeen Hore Ka dhacay Muqdisho