Masuuliyiin ka tirsan mamaulka Gobolka mudug, Degmada Wisil iyo Saraakiisha Ciidamada Xoogga, Daraawiishta iyo Ciidamada Deegaanka ayaa maanta duleedka Wisil kusoo dhaweeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Gor-gor oo kasoo Safar dhulkaa oga soo Ambabaxay Magaalada Muqdisho
Ciidamadaan ayaa ku biiraya Dagaalka Kooxda Alshabaab looga saarayo koonfurta Gobolka mudug iyo guud ahaan Dalka
Guddoomiyaha Gobolka, Kan wisil iyo Saraakiisha Ciidamada wadajir inay ku faraxsanyihiin inay maanta soo Gaaraan Kumaandooska Gor Gor,,
Saraakiisha Ciidamada hugaaminayay ayaa sheegay inay doorweyn ka qaadan doonaan ciribtirka Alshabaab ee wali ku dhuulaamaysanaaya koonfurta Gobolka Gaar ahaan Shabeeloow oo laga Saari la,yahay.
Ad