Home Wararka Maanta Ciidamada Sudan oo iska diiday in ay ka qeyb galaan wadahadallo ay...

Ciidamada Sudan oo iska diiday in ay ka qeyb galaan wadahadallo ay Mareykanka garwadeen ka yihiin

0

Wadahadallo nabadeed oo cusub oo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka 16-ka bilood qaatay ee Suudaan ayaa billowday in kasta oo mid ka mid ah dhinacyada dagaallamaya oo ah ciidamada qaranka ay diiday in ay ka qeyb galaan.

RSF oo war qoraal ah ku daabacday barta X, ayaa sheegtay in ay gaareen magaalada Geneva ee dalka Switzerland si ay uga qeyb galaan wadahadallada, iyagoona sheegay in ay ka go’an tahay fulinta rabitaanka shacabka Suudaan.

Dhanka kale ciidamada Suudaan ayaa diidan in imaaraadka carabta ay goobjoog ka ahaato wadahadalada, iyagoona ku eedeeyay in ay taageereen ciidanka RSF.

Mareykanka oo dhaxdhaxaadinaya wadahadalada ayaa ku baaqay in Imaaraadka Carabta iyo Masar ay goobjoog ka ahaadaan wadahadalada.

Hay’adda samafalka caafimaadka, MSF, ayaa sheegtay in ay jirto khatar ah in isbitaalkii ugu dambeeyay ee ka shaqeeya magaalada El Fasher ee Suudaan uu xirmo duqeymo xooggan awgeed.

Muddo dhowr toddobaad ah ayay Ciidamada gargaarka dagdagga ah isku dayayeen in ay qabsadaan magaalada, iyagoona tobanaan kun oo rayid ah ku qasbay in ay qaxaan.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Masar la Saxiixday Heshiis Difaaca Xuduudaha Soomaaliya
Next articleUkraine oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen 100 askari oo Ruush ah