Home Wararka Maanta Ciidamada Macawislayda oo SaakaybToogtay Horjooge Ka Tirsanaa Alshabaab

Ciidamada Macawislayda oo SaakaybToogtay Horjooge Ka Tirsanaa Alshabaab

0

Ciidamada Deegaanka ee Beesha Daa”uud ayaa qaarijiyay Horjooge ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah laguna magacaabo farey Macalin Xasan waxaana lagu dilay inta u dhaxeysa Degmada Galcad iyo Ceel-bacad, waxa ayna ka soo furteen qoray AK-47.

Horjoogaha saaka la toogtay ayaa la dhashay Horjoogihii AS ugu magacaabnaa Deegaanka Ceelbacad ee Gobalka Sh/dhaxe laguna magacaabo Macallin furdug.

Dadka deegaanka ayaa xaqeejiyay in ninkaan Howlgalka lagu dilay uu qaabilsanaa kicinta dadka iyo qorista Caruurta yar yar ee Dugsiyada Quraanka dhigata, iyo waxa ay Zakawaadka ugu yeeraan, waxaana saaka Howlgal qorsheysan ku dilay ciidamada Macaawisleyda ee Beesha Daa’uud.

Ad
Previous articleCiidamada Booliska Puntland iyo Kuwa PSF oo Khilaaf Culus ka Dhex Qarxay
Next articleRagii Dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii Waalalaha ahaa Oo Saakay Dhuusamareeb lagu Toogtay