Ciidamada Macawisleyda Koonfurta Gobolka Mudug ool maantay Howlgalo ka sameeyey Degaanada U dhexeeya Shabeellow iyo Qeycad ayaa soo saaray Miinooyin kooxda Khawaarijta ah ay galsheen wadooyinkaas si ay ugu dhibaateeyaan Dadka Shacabkaa ee adeegsanaya.
Howlgalkan oo uu hogaaminayay Taliyaha Macawisleyd Koonfurta Gobolka Mudug Gurey Nuur Ganaje, waxayna ku guulaysteen inay soo saaran dhowr miino oo wadada isku xirta Shabeellow iyo Qeycad ay argagaxisadu galisay.
Taliye Gurey Nuur Ganaje ayaa sheegey in kooxdii Naf la caariga Khawaarijta looga Adkaaday Koonfurta Mudug isla markaana ay awoodoodii kusoo aruurtay inay Shacabka Miinooyin u galshaan wadooyinka ay maraan.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka