Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa ka xeystay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Kooshin oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo maalmahaan ku sugnaa magalaada Nerobi.
Ilo xog-ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in ay Ciidankan ka tirsan Nabadsugida Xildhibaanada ku qasbeen in ay si xoog ah ku raaceen, ilaa hadana lama oga sababta iyo meesha ay la aadeen.
Ad