Home Wararka Maanta Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo la Wareegay Gurceel

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Galmudug oo la Wareegay Gurceel

0

Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo saaka ay ka fuliyeen howlgal lagu soo celinayo magaaladaas gacanta dowladda.

Rasaas goos goos ah ayaa laga maqlayaa banaanka magaalada oo la sheegayo in ay ku sugan yihiin kooxdii Ahlu sunna ee magaalada laga saaray.

xaaladda ayaa hadda caaadi ku soo laaabatay dad badan ayaana lagu dhex arkayaa magaalada oo maalimihii la soo dhaafay dad badani iskaga barakaceen.

Ma jirto faah faahin ku saabsan dagaalkii maanta ka dhacay dhacay magaalada oo dhinacyadu ay la wadaageen Warbaahinta.

Dowlada Somaliya oo ku Dhawaaqday Xiliga la Qabanayo doorashada goleyaasha degaanka

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa si wada jir ah u

Dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale oo Warar laga helayo

Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah. Inta la

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta gaaray Furuumaha hore ee Dagaalka:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada xoreynta deegaannada

Sarkaal Dhawaan kasoo goostay Kooxda Daacish oo isoo Meyd ah la helay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha sar sare ee kooxda Daacish,

Turkiga oo Muqdisho Keenay Diyaaradaha Bayraktar Akıncı ee Dron-ka ah

Sida aan xogta ku heleyno dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho maanta keentay labo diyaaradood oo nuuca dagaalka ah, kuwaa oo loogu tala galay in ciidanka xoogga dalka  Soomaaliya ka caawinayaan
Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Dagaalka Guriceel oo Wali ka Socda Magaalada Gudaheeda
Next articleDhageyso: Axmed Fiqi oo ka hadlay Dagaalka Galmudug ka Socda iyo Xaalada Guriceel