Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta soo baneeyay magalada Bacaadweyne oo ku taalla koonfurta gobolka Mudug.
Lama soo warin ilaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka danbeysa in ciidamadu ay halkaas iskaga soo baxaan xilli maalmihii lasoo dhaafay sidaan oo kale looga soo baxay Caad iyo Camaara.
Dowlada Soomaaliya ayaana Wali Ka Hadlin Magaaloooyinkaan Dhiiga Badan ku Daatay ee Dib looga Baxay.
Dhanka kale Alshabaab ayaa Si Dhib yar ku Qabsaday Magaalooyinkaan Kadib Markii Ciidamada Dowladu isaga Baxeen.
Ad