Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo Galhareeri kasoo qabtay Horjooge Cali Geele

Ciidamada Dowlada oo Galhareeri kasoo qabtay Horjooge Cali Geele

0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge lagu magacaabo Cali Geelle, kadib howlgal qorsheysan ay xalay ka fuliyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Horjoogahan gacanta lagu dhigay ayaa kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa baadda hantida shacabka iyo askareynta carruurta, waxaana inta uu howlgalka socday sidoo kale Ciidanka gacanta ku dhigeen gaari noociisu yahay Suzuki , Qori AK-47 iyo caag rasaas ah oo halka uu horjaagahan ku dhuumaaleysanayay laga helay.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleCiidamo Itoobiyaan ah oo Qarax Culus lagula eegtay Gobalka Gedo iyo Dhimasho iyo Dhaawac kasoo gaaray
Next articleGolaha Wasiirada oo Xalay Yeeshay Kulan aan Caadi ahayn oo Lagu Ansixiyay Safiiro Cusub