Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.
Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim oo ka mid ah saraakiisha hoggaaimneysay howlgalka lagula wareegay deegaanka Ceelbaraf ayaa sheegay in alshabaab deegaankaan uu u ahaa marrin muhim u ah oo isaga kala gooshaan gobolada Hiiraan,Shabeellaha Dhaxe iyo Shabeellaha Hoose.
Ciidamada Beesha abgaal ayaana Malmahaan kusii siqaayay Degmada Ceelbaraf lama Soo warin wax Dagaal ah oo ka Dhacay agaas.
Ad