Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Darwiishta Galmudug oo Alshabaab ka Saaray Degaanka Qaycad

Ciidamada Darwiishta Galmudug oo Alshabaab ka Saaray Degaanka Qaycad

0

Ciidamada degaanka oo Kaashanaya, Ciidamada xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa weerar qorshaysan ku qaaday Saldhig Maleeshiyaadka Khawaarijta ay ku lahaayeen degaanka Qeycad ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Ciidamada la wareegay Saldhiggii la weeraray waxaana jira Qasaare balaaran oo soo gaaray Maleeshiyaadkii lagu weeraray degaanka Qeycad.

Alshabaabka Ku sugunaa Halkaas Ayaa Dagaal Kooban La Galay Ciidamada Darwiishata Galmudug iyo Kuwa Xooga dalka oo Ka Shanaaya Macawialayda Dewgaanka Taas oo Alshabaab ku qasabtay Inay isaga Baxaan qaycad.

Ad
Previous articleBeelaha Sacad iyo Saleebaan oo Markale Xalay Dagaal Dhexmaray iyo Khasaraha Kala Gaaray
Next articleAskari Lagu Dhex Dilay Shirkada Hormuud Qaybteeda Suuqa Bakaaraha