Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada Danab oo Gubay Gaadiid Dagaal oo Alshabaab ka Carareen(Sawiro)

Ciidamada Danab oo Gubay Gaadiid Dagaal oo Alshabaab ka Carareen(Sawiro)

0

Ciidanka xoogga ayaa gubay gaari Cabdi bile ah oo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kaga carareen deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan oo xalay howlgal qorsheeysan ay ka fuliyeen ciidanka Kumaandooska Danab.

Howlgal ayay Ciidanku Sidookale ku dileen 11 dhagar-qabe oo katirsan kooxda argagixisada

Ciidanka xoogga dalka ayaa gobolada ka wada howlgalo lagu ciribtirayo maleeshiyaadka nabadiidka Al-shabaab.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleRuushka oo dhalasho siiyay Nin sir badan ka faafiyay Mareykanka si weyna u raadinayaan
Next articleMusharaf Maxamed Macalin oo Al-Shabaab Faacebook ka Dhaleeceeyey oo qarax la beegsatay