Home Wararka Maanta Ciidamada Booliska Jubaland oo Qaaday Talaabo Dadka Kismaayo ka Caraysiisay

Ciidamada Booliska Jubaland oo Qaaday Talaabo Dadka Kismaayo ka Caraysiisay

0

Booliska magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ay xabsiga dhigi doonaan ama ganaaxi doonaan haweenayda lagu qabto iyada oo xidhan niqaab ama indhashareer, sababo la xidhiidha cabsi laga qabo in Al Shabaab ay ku dhex dhuuntaan oo ay weeraro geystaan.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in afartii maalmood ee la soo dhaafay ay ciidamadu uruuriyeen dhowr boqol oo niqaab oo suuqyada lagu gadayey.

Kooxdan xidhiidhka la leh Al-Qaacidda ayaa habeenkii Jimcaha weerar ku qaaday xeebta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ku dhinteen ugu yaraan 37 qof.

Saaka Isniintii dad badan ayaa ku biiray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo mudaaharaad ka dhigayey qaraxii lagu beegsadat xeebta si ay u cambaareeyaan weerarka Al Shabaab.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleCiidamadii Ahlusuna oo Gaadiid Dagaal oo Badan Wata oo Isku aruursaday Magaalada Huurshe
Next articleKulan Dhexmaray Dowladaha Somaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay + Sawiro