Home Wararka Maanta Ciidamada Amniga Magaalada Muqdisho oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Hubaysan oo Dhacgaysanaysay

Ciidamada Amniga Magaalada Muqdisho oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Hubaysan oo Dhacgaysanaysay

0

Ciidanka booliska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa maanta ilaa caawa howlgalo amni xaqiijin ah ka sameeyay degmooyin katirsan gobalka Banaadir iyo duleedkeeda kusoo qab qabtay burcad hubeesan oo shacabka dhac u geesanayay.

Burcadan hubeesan oo watay qoryo AK-47 iyo tooreeyo ayaa dad shacab ah dhac ugu geesanayay xaafado katirsan magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana xilliga la qabanayay qaarkood ku guda jireen fal baarasho ah.

Booliiska ayaana xaafad katirsan degmada Hiliwaa ku qabtay labo nin oo burcad ah oo dadka ku dhacayay qoryo AK-47 , halka deegaanka Garasbaaley iyana ku qabteen labo nin kale oo tooreeyo dadka ku dhacayay, waxaa sidoo kale baxsaday burcad kale.

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo batay muddooyinkan dambe burcada hubeesan ee dhaca iyo dhibaatooyinka kalaba u geesta Muqdisho, burcadan ayaana marar badan waxaa qabta booliiska, hasa ahaatee maalmo kaddib ayaa la arkaa iyaga oo lasii daayay.

Dowlada Somaliya oo Xirtay Dhamaan Website-yada Xiriirka lalahaa Kooxda Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha ah oo ay Al Shabaab lahaayeen, iyadoo horay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir
Ad
Previous articleShir Nairobi uga furmay Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF (Sawirro)
Next articleEng.Ghassan Abdallah oo 20 Sano Kadib Xabsiga Guatanamo Bay laga sii daayay