Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Jayte oo Faahfaahin Ka Bixiyay Waxa Ay isku Hayaan Cali Guudlaawe

Cali Jayte oo Faahfaahin Ka Bixiyay Waxa Ay isku Hayaan Cali Guudlaawe

0

Madaxweynaha Hiiraan State ahaana Gudoomiyihii Hore ee Hiiraan Mudane Cali Jayte Cismaan ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay Waxa Ay isku Hayaan Asaga Iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe

Cali Jayte oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Sheegay inay Cali Guudlaawe isku Khilaafeen Dagaalkii uu Ku Qaaday Alshabaab oo Hiraan Inta Badan uga Saaaray.

Xali jayte ayaa Yiri “Cali Guudlaawe Raali kama Ahayn weerarkii aan ku Qaadnay Alshabaab ugana Saarbay Meelo badan Taas Waxaa Cadayn u ah kama Uusan Hadlin Guulihii aan Gaarnay Taas oo uu Markii Danbe Ku Qasbanaaday inuu  Ka Hadlo”

Waxa uuna Sheegay inay Isku Qabteen Hormarka Shacabka Hiiraan ee aysan Wax kale isku hayn.

Cali jayte ayaa  Hada Haysta Ciidamo Farabadan oo Macawislay ah kuwaas oo ka Taliya inta badan Hiiraan.

Cabasho Xoogan ayaa La Tagaan Hiiraan oo Laba maamul Haatan ka Taliyaaan taas oo kala Qaada Laba Canshuur oo kala Madaxbanaan.

 

Dowlada Somaliya oo ku Dhawaaqday Xiliga la Qabanayo doorashada goleyaasha degaanka

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa si wada jir ah u

Dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale oo Warar laga helayo

Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah. Inta la

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta gaaray Furuumaha hore ee Dagaalka:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo uu ka hoggaaminayo hawlgallada xoreynta deegaannada

Sarkaal Dhawaan kasoo goostay Kooxda Daacish oo isoo Meyd ah la helay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in uu geeriyooday Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo horey uga tirsanaa saraakiisha sar sare ee kooxda Daacish,

Turkiga oo Muqdisho Keenay Diyaaradaha Bayraktar Akıncı ee Dron-ka ah

Sida aan xogta ku heleyno dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho maanta keentay labo diyaaradood oo nuuca dagaalka ah, kuwaa oo loogu tala galay in ciidanka xoogga dalka  Soomaaliya ka caawinayaan
Ad
Previous articleCiidamo katirsan booliiska dalka Kenya oo tagay guri uu Nairobi ka degan yahay wiil uu dhalay Uhuru Kenyatta iyo Uhuru ka Carooday
Next articleShiikh Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo Gaaray Deegaan Dadbadan Dhawaan lagu Dilay