Home Wararka Caalamka Caasimada London oo lagu Xiray Saddex Qof oo Iran ah oo Weeraro...

Caasimada London oo lagu Xiray Saddex Qof oo Iran ah oo Weeraro Qorsheenayay

0

Saddex Iiraaniyiin ah ayaa lagu xidhay magaalada London ee dalka Ingiriiska, sida ay sheegtay BBC-da. shan qof oo afar ka mid ah ay u dhasheen Iran, ayaa lagu eedeeyay inay qorsheynayeen fal argagixiso.

“Tani waa mid ka mid ah khataraha ugu weyn ee soo wajaha dowladda iyo mid ka mid ah howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee aan wadnay sannadihii u dambeeyay,” ayuu xoghayaha arrimaha gudaha Yvette Cooper u sheegay Sky News.

Saddexda qof ee ugu dambeeyay ayaa lagu xiray sharciga Amniga Qaranka, kaas oo siinaya awoodo la ballaariyay si looga hortago khataraha faragelinta shisheeye iyo basaasnimada.

Ad
Previous articleUgu yaraan 19 qof oo ku dhintay weerar ay Israa’iil ku qaadday Qaza
Next articleShirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Somaliya oo Muqdisho ka furmaya Maanta