Home Wararka Caalamka Booliska Sweden oo sheegay Qaab loo Fududeenayo helitaanka Basaboorka

Booliska Sweden oo sheegay Qaab loo Fududeenayo helitaanka Basaboorka

0

Booliska Sweden ayaa kordhinaya hawlaha Shaqada ee dhanka Basaboorka iyadoo la kordhinayo tirada askarta gacanta ku haysa bixinta Baasaboorka, si loo yareeyo safafka dhaadheer ee xarumaha baasaboorada, kuwaas oo Sweden ay dhawaanahan laga hadal hayay.

Dib u qaybinta hadda waa qayb muhiim ah oo ka mid ah yoolalka bilayska si ay ula tacaalaan safafka dhaadheer si loo cusboonaysiiyo ama loo bixiyo baasaboorka, sida uu sheegay taliyaha bilayska qaranka Anders Thornberg.

Intaa waxaa dheer, booliisku waxay codsan doonaan aqoonsiga qof kasta oo doonaya inuu ballan qabsado si uu u cusboonaysiiyo baasaboorkiisa si looga hortago iibinta boos celinta ee suuqa madow.

tallaabooyinka cusubi ayaa ku filnaan kara in dadku u safraan dibadda xagaagan? Taliyaha Booliska Qaranka ayaa yidhi sidaasi.

“Waan fahamsanahay inay jiraan walaac. Wax hubaal ah uma ballan qaadi karo. Waxa kaliya oo aan balan qaadi karaa in booliisku ay samayn doonaan wax kasta oo ay awoodaan.”

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka Horyimid Go,aan ka Soo Baxay Rooble ee ku Wajahna Faransico Madero
Next articleGiriiga oo Dalkiisa ka Ceyriyay 12 Dublamaasi oo u dhashay Dalka Ruushka