Beesha Sacad oo War-murtiyeed kasoo Saartay Colaadda Galbeedka Gobolka Mudug, iyagoo ku tilmaamay In dagaalkaan lagu dhabar jabinayo Dagaalada DFS, Dowlad Goboleedka Galmudug, Puntland iyo Shacabka Soomaaliyeed kula jiraa Kooxda Khawaarijta.
Odoyaasha iyo Waxgaradka Beesha Sacad ayaa Sheegey inay ka Go’antahay Xasiloonida iyo Nabad kuwada noolaanshaha walaalahooda Laylkase isla markaana aysan Duulaan ku ahayn, horeyna u dhicin arintaasi.
Ad