Home Wararka Maanta Beesha Reer Xaaji Saleemaan oo isku Dhaarsaday Dagaalka Alshabaab

Beesha Reer Xaaji Saleemaan oo isku Dhaarsaday Dagaalka Alshabaab

0

Beesha reer Xaaji Saleeban oo isku raacday in siwadajir ah loola dagaalamo kooxda Alshabaab

Kulan ka dhacay Cadaado oo dhexmaray waxgaradka iyo saraakiisha beesha Saleeban ayaa la isku afgartay in ay muhiim tahay in si gambasho la,aan ah loo difaaco dadka iyo deeganka ay dhibaatada ku hayaan maleeshiyada Alshabaab

Kooxda Alshabaab ayaa dhowr jeer dhibaatooyin ka geysatay deeganada ay dagaan beesha Saleeban

Gulufkan ayaa la doonayaa in Alshabaab looga saaro gobolada Deegaanada aay kaga Sugan yihiin mudug Galgaduud iyo Mudug..

Ad