Home Wararka Maanta Beesha Caalamka oo War ka soo saartay Shirkii Maanta Muqdisho ka dhacay

Beesha Caalamka oo War ka soo saartay Shirkii Maanta Muqdisho ka dhacay

0

Qaramada Midoobey oo War ka soo saartay Shirkii Maanta Muqdisho ka qabsoomay ayaa hoosta ka xariiqday in shirkii maanta uu ahaa mid hordhac ah oo ay yeesheen qeyb ka mid ah xubnaha matalayay Dowlad Goboleedyada dalka.

Waxay ku baaqeen in loo baahan yahay kulamo sii soconaya Maalmaha soo socda si loo xaqiijiyo in shirka uu sii socda islamarkaana u noqdo mid loo dhanyahay oo is afgarad Rasmi ah laga gaaro si loo fuliyo heshiiskii 17 September Lagu gaaray Muqdisho.

Axmed Madoobe iyo Dani oo aanan Maanta ka qeyb galin shirka ayaa  caawa kulan La qaatay Xubnaha Beesha Caalamka waxaana Kulankaasi la sheegayaa in Looga Hadlay Arimaha La isku Haayo

 

Ad
Previous articleDaraasad Laga sameeyay Talaalka Covid19, iyadoona laga rajeenayo in Mareykanka laga qaato
Next articleC/rashiid Janan wasiirka Amniga Jubbaland kana Baxsaday Xabsiga Dowladda oo Beeniyay inuu Heshiis la galay Dowladda