Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeyb galaya Shir u dhaxeeya Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Danjirayaasha Beesha Caalamka Ee Soomaaliya oo ka dhacaya magaalada Muqdishu.
Shirka ayaa looga hadlayaa arrimaha doorashada, gaar ahaanna dhameystirka doorashada aqalka hoose ee BFS.
Shirkaan ayaa Shalay ka Bilowday Magaalada Muqdisho.
Ad