Banaanbax lagu taageerayo Itoobiya loogana soo horjeedo madaxda dowlada Somaliya iyo iskaashiga Masar ayaa ka dhacay magaalada Xudur ee gobolka Bakool
Madaxweyne Laftagareen ayaa amray maamulka degmada Xudur inay qabtan isku soobaxan lagu taageerayo Itoobiya waxana dadka ay waten boorar ay ku qoran yihiin dooni meyno Masar iyo Soodhawada Itoobiya
Madaxweyne Laftagareen ayaa u arka in joogi taanga ciidanka Itoobiya uu kusii heysan karo kursiga uu ku fadhiyo ee haatan uu ka dhamaaday mudo xileedkiisa
Ad