Baarlamaanka Galmudug ayaa Meel mariyay Qaraarka Degmanimada Xeraale.
Degmada Xeraale ayaa Dhawan waxaan Sidaan oo kale soo meel mariyay Golaha Wasiirada Galmudug
Wasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Iyo Dib eheshiisnta Galmudug ayaa Uga Mahad Celiyay Baarlmaaanka Galmudug Siday U ansixiyeen in Degmo Noqoto Degmada Xeraale.
Degmada Xeraale waa Degmadii Labaad oo baarlamaanka Galmudug meel mariyaan Sanadkaan sii dhamanaya ee 2021 Horay waxay loo Meel mariyay Degmada Guriceel.
Ad