Home Wararka Maanta Axmed Madoobe Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta KMG...

Axmed Madoobe Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta KMG ee Maamulkaasi

0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland kadib safar shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Madaxweynaha ayaa Inta uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho ka qeybgalay shirkii madasha wadatashiga qaranka ee dhawaan lasoo gaba gabeeyay, kaasi oo dhexmaray madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada.

Sidoo kale inta uu ku sugnaa caasimadda, Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, isla markaana waxaa uu kala hadlay arrimaha Jubbaland iyo howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay qaar kamid ah mas’uuliyiinta dowlada oo u hormuud u ahaa Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGo’an laga soo saaray Sharciga Cusub ee Hay’ada NISA ee Dhawaan lasoo saaray
Next articleCeelkii ugu Horeeyey ee Shidaal oo laga Helay Soomaaliland iyo Wasiir ka Hadlay