Ergada dhex-dhexaadineyso Madaxweynaha Putland iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa kulan dhexmaray iyaga iyo Saciid Deni kuwas ku sugan Putland maalmahan, dhowr xubnood oo ka mid ahaa Guddi dhexdhaxaadiyaasha ayaa halkaasi ku sugnaa maalmihii la soo dhaafay.
Is faham hor-dhaca ah ayaa laga gaaray kulanka. Xubnaha Guddiga ayaa ka laabtay Putland kuwaas oo ku wajahan Kismaayo maalmaha soo socdo si dhankooda kulan ay ula qataan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Axmed iyo Deni ayaa ku kala tagay doorashadii Madaxweyne HSHM ku soo baxay labada dhinac ayaa midbo midka kale ku eedeynayo eedeymo siyaasadees iyo balan ka bax intii doorashada socotay. Mar kale Axmed iyo Deni oo is xambaarsan hadii la helo waxaa jiridono mucaarad awood leh oo saameyn ku yeelandono doorashada 2026.
Mucaaradka hadda dalka ka jiro ayaa awood siyaasaded ka muuqan waana garab la,aanta labada maamul ee Puntiland iyo Jubbaland.