Home Wararka Caalamka Australia oo dib uga laabatay in Qudus tahay Caasimada Israel

Australia oo dib uga laabatay in Qudus tahay Caasimada Israel

0

Dowladda Australia ayaa sheegtay in hadda aysan Qudus u aqoonsanayn caasimadda Israa’iil. Go’aankaas waxaa dhaleeceeyay Israa’iil, waxaana ammaanay Falastiin.

Ad