Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Xubin Ka Tirsanaa Alshabaab oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

Xubin Ka Tirsanaa Alshabaab oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0

Ciidanka Nabad Sugida maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab , kaa oo go’aansaday in si iskiis ah uga soo baxo kooxdaasi uu sannadaha badan katirsanaa.

Abshir cusmaan jiirow oo Magaciisu Afgarashadu yahay iftiin Ayaa isku soo Dhiibey Taliska Ciidanka Hay’ada Nabadsugida koonfur Galbeed, waxaana ninkan ka yimid dhinaca gobolada Jubbooyinka uu ka howlgalayay.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in ninkan kasoo goostay Al Shabaab u qaabilsanaa dhinaca Jabhada sidoo kalana ahaa Daraawal ka xeeya gawaarida dagaalka ay adeegsadaan Al Shabaab.

Ciidanka dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada qaarkood ayaa marar badan soo bandhigay xubno la sheegay in ay kasoo goosteen Al Shabaab, mana jiro wax war ah oo Al Shabaab kasoo saaraan ragaasi lasoo bandhigay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dilka loo geystay Abwaan Badal Jaamac Xersi
Next articleFarmaajo oo Si kulul Uga Hadlay Dilkii loo Gaystay Abwaan badal