Home Wararka Maanta Asad Diyaano Maantay Ma lamagaacaabi Doonaa?

Asad Diyaano Maantay Ma lamagaacaabi Doonaa?

0

Sulub Axmed Firin ayaa dib mar kale loo magacaabay xilkiisii hore ee Wasiiru Kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, kaddib 20 bilood oo uu hayay xilka Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Waxaa goordhow la filayaa in fadhi ay leeyihiin Golaha Wasiirada in lagu magacaabo Taliyaha Ciidanka Booliska Jen Asad Cismaan Diyaano oo maalmo badan oo Khamiis ah xilkan naawilayay, balse ugu dambeyn maanta oo Khamiis ah ay magacaabiddiisa soo dhawaatay.

Ad
Previous articleImaamkii xabsiga Maraykanka ee toogashadiisa dad badan oo Soomaali ka mid tahay ka naxeen
Next articleWar Deg Deg ah: Golaha Wasiirada oo Ku Dhawaaqay Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya