Home Wararka Maanta Amaanka Muqdiso oo aad loo adkeeyey kadib Digniintii Maraykanka

Amaanka Muqdiso oo aad loo adkeeyey kadib Digniintii Maraykanka

0

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa xoojiyey qaybaha iyo ciidanka ka shaqeeya baraha laga soo galo maagaalada Muqdisho iyadoo weerarada iyo qaraxyada ay kooxda Al-shabaab.

Ciidanka halwlgalada iyo baraha Kontorolada magaalada Muqdisho iyo ciidanka siida qaaska ugu tababaraan Miina baarista gaar ahaan Xaywaanada uriya walxaha Qarxa ayaa shaqa wanaagsan Ka wada Kontoroolada laga soogalo magaala Moqdisho iyo hareeraha Magaalada.

Talaabadaan ciidamada ay ku adkeynayaan amnga magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo Shalay Safaraada dowlada Mareykanka ku leedahay magaalada Muqdisho ay soo saartay digniino ay ku sheegeyso in meelo ka mid ah magaalada Muqdisho ay ka dhici karaan todobaadkan gudahiisa weeraro argagixo.

Ugu dambeyntii amniga magaalada Muqdisho ayaa ahaa mudooyinkii dambe mid aad uga wanaagsana dhanka weerarada iyo qaraxyada ay kooxda Al-shabaab ka geysan jirtay gudaha Muqdisho.

Ad
Previous articlePuntland oo Si Adag uga Hadashay Duqayntii Dowladu Ka Fulisay Gobalka Sanaag
Next articleMuxuu yahay Shirka Muhiimka ah ee maantay Xasan Shiikh Nairobi Ugu Qaybgalaayo?