Home Wararka Maanta Alshabaab oo Weerar ku qaaday Balcad Siina Daayay Maxabiistii Ku Xirnayd Degmadaas

Alshabaab oo Weerar ku qaaday Balcad Siina Daayay Maxabiistii Ku Xirnayd Degmadaas

0

Kooxda Alshabaab ayaa Saakay aroortii 5:00 Subaxnimo Weerar Culus ku Qaaday Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelada Dhexe.

Weerarkaan oo Xili Hore ahaa ayaa Alshabaab Waxaa Usssurta Galayay inay Si fudud ku qabsadaan Magaalada Balcad.

Waxayna Tageen Saldhiga Degmada oo Mudo Haysteen kuwaas oo Sii Daayay Maxaabiistii Halkaas ku xirnayd.

Ciidamada Dowlada ayaana Dagaal Rogaal celin ah kusoo Qaaday Kooxda Alshabab Taas oo Alshabab looga Saraay Magaalada.

Dadka Deegaanka ayaan Duubay Alshabaab oo ku dhex Dabaal Dagaaya Degmada Balcad Gudaheeda.

Dowlada Soomaaliya oo Hadashay ayaa sheegtay in laiska Caabiyay Alshabaabkii soo Weeraray Degmada balcad khasaarana La Gaarsiiyay.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleMooshinka Xilka Qaadista Raysulwasaare Xamse oo meel Xaasi ah Maraaya
Next articleAmaanka Magaalada Muqdisho oo si wayn loo adkeeyey iyo wadooyin badan oo xiran