Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab oo Si yaab leh u Duugay Maleeshiyaad looga Dilay Gobalka Shabeelada...

Alshabaab oo Si yaab leh u Duugay Maleeshiyaad looga Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe(Sawiro)

0

Degaanada Cali Fooldheere iyo Ciid Ciidka oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta waxaa gaaray ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Ciidanka ayaa indhahooda ku soo arkay xabaal wadareed an si fiican lo aasin oo ay ku jireen maydadka tiro ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab oo markii ay kooxdu asturi waysay hal god ku wada riday.

Waxaa la arkayay Askarta ciidanka xoogga dalka oo Urta Maydadka dartood Sanka u haysta, waxaana laga cabsi qabaa in degaankaas ay ka dilaacaan cudurada faafa.

Ciidanka NISA, Milatariga Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgalo ay dhowaan ka sameeyeen degaanadaas waxay ku laayeen Al-shabaab fara badan oo laga duqeeyey dhinaca cirka.

Saraakiisha ciidamada DF ee ku sugan aagaas ayaa sheegay iney ku dedaalayaan sidii qaab wanaagsan loogu aasi lahaa meydadkaas si loo ilaaliyo sixada iyo fayo dhowrka degaanka loogana hortago.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la Kulmay Ismaaciil Cumar Geele Xili Uu Ka Qaybgalaayo arooska Saadaq Joon(Sawiro)
Next articleMaraykanka Oo Digniin Adag U Diray Ruushka Oo Hub Ka Iibinayo Iiraan.