Home Wararka Maanta Alshabaab oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Dagaalka ay Ku Qaadeen Dowlad...

Alshabaab oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Dagaalka ay Ku Qaadeen Dowlad Deegaaanka Soomaalida

0

Afahayeenka Howlgallada Al-Shabaab Cabdicasiis abuu muscab ayaa sheegay inay dagaalkii shalay iyo maanta ay ku dileyn in ka badan 200 askir oo Lio police ah.

Ethiopia dhankeeda waxey sheegeen iney dileyn 113 dagaalme oo Al-Shabaab ah.

Isgaarsiinta degmada Ceel-berde ayaa dib goordhow u soo laabtay Al-Shabaab ayaa 70km gudaha u galay Soomaali Galbeed.

Dagaalkii shalay iyo maanta kadib xaalad oo haatan dagan Mustafe Cagjar ayaa soo gaaray aagaga dagaallada ay ka dhaceyn

Al-Shabaab dib looga saaray Yed iyo Aato shalay dagaal ku qabsadeen. Ciidamo badan oo lio police ah ayaa soo dhoobtay xadka iyagoo gudaha qaar usoo galay gobolka Bakool.

34 Sano kadib Dowlada Somaliya oo dib u soo Celisay Adeega Boostada Caalamiga

Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍

Maxaa Qalad ah oo ka jira Heshiiska Turkiga iyo Somaliya ee Dhanka Shidaalka

Heshiiska taariikhiga ah ee ay Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen ee sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, balse sidoo kale wuxuu

Maamulka Puntland oo Dowlada Somaliya uga digtay in la Siyaasadeeyo Gargaarka

Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta madiibooyinka dawladda Puntland waxay ka digaysaa siyaasadaynta arimaha Gargaarka taas oo sababi karta in lagu takrifasho oo la baalmaro shuruucda caalamiga ah. HOOS KA DAALACO QORAALKA

Turkiga oo yeelanaya 90% dakhligii shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Soomaaliya

Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii ugu horraysay nuqulkisa si rasmi

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo loo doortay Xildhibaan Qawdhan

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku doorteen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha
Ad
Previous articleDeg Deg Madaxweye Qoor Qoor oo laba Wasiir oo Cusub Magacaabay
Next articleAlshabaab oo soo Bandhigtay Maxabiis Gadiid iyo Hub ay ku Qabsadeen Dagaalki ay Ku Qaadeen Maamulka Somalida itoobiya(Sawiro)